May 2, 2008

Somali in Oslo protest for secound day

Ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeysaa “ waxaa kaloo ka mid ahaa ereyo noorweeji ah sida “ Lenge leve for nasjon , lenge leve for Somalia” kuwaasoo macanahaeedu yihiin soomaali ha noolaato waqti dheer , waxaan kaloo arkayey ilmada ka qubaneysey qaar ka tirsan banaanbaxayaasha markii la qaadayey heesta ah “heybad waxaad ku leedahay dhulkaada hooyo”.

Comments on Somali in Oslo protest for secound day »

May 26, 2009

jamac hassan adan @ 11:30 pm

salaan sare waxan halkaan kasalamaya dhalinta somaliyed eearday da ah anoo ah jamax hasan aden oo jogaa malaisa kualampur ad iyo ad baan ogu faraxsanahay dadka u oyay somali inta kadib waxa hlakan kasalamaya qpfkasta odhalinyara ah oo waxbartaa

Leave a Comment

Subscribe without commenting

Register Login