May 16, 2008

Murtida Maanta iyo Mr. Wadani

Murtida Maanta iyo Mr. Wadani

Reer Jigjiga markay Madaxdooda ka hadlayaan waxay yidhaahdaan, Madaxda maanta waa Maxaabiistii berri. Waayo, Madaxda soo marta mid aan Xilka ka dib Xabsi gelini waa yar yahay. Waxaan taa uga socdaa, horta ninna Kursi aanu ogayn in khaladka uu ku galo lagu ciqaabi doono kama kaco. Sidaa darteed, Somaliland Kursi aanay Ciqaabi ka dambayn, ayaa ishaa u yeelay, xaalkeeduna waa ku-fadhiistaa kama kaco. Markaa, [Aw] Rayaale la yaabi maayo oo xaalkiisu waa sidan waa la yeeli jiray, laakiin, waxaan leeyahay haddii la yeeli jiray, layskama yeeli jirine macnaa lagu yeeli jiraye, marinkeedii soo mar.

Comments on Murtida Maanta iyo Mr. Wadani »

May 24, 2009

mr.wadani @ 11:06 pm

magacaygu waa mr.wadani waxaan ahay wiil soomaliyeed oo udhashay gobolka ogadenia waxaan kugu haystaa walaal magacayg oo aad isticmaalayso adigu iskadhaaf magacaas fadlna

December 19, 2009

shaam cade @ 5:51 pm

asc walal ee xalkaaga i kawaran iyo cafimaadka i kawaran iyo wadankayna ogadenea xalku uu marayo walal ii soo jawab

shaam cade @ 5:53 pm

WAW OGADENEA WAA MAGALADA WAYN MAGACAYGA WAA SHAAM CADE

EE WALALEHEY SOMALIYET WAXA NISHEEKEYA

shaam cade @ 5:58 pm

BISMILLHI RAHMANI RAHIM

NDUGU ZANGU WA RER OGADENIA

NINA WA REJEA KHEYRI

MAN SHA ALLAH

LAKINSE CIYARTA

HALA JOOJIYO CIYARTA

AM SHAAM CADE

KUTOKA KEN

Leave a Comment

Subscribe without commenting

Register Login