June 3, 2008
Fanaanka Caanka ah ee Reer Ethopia Teddy Afro ayaa Xabsiga adis-ababa la dhigey kadib markii uu Hees waxkaga sheegay Xukuumada Melles Zenawi.
hadhwanaag 2008-06-02 (Hadhwanaagnews) Addis ababa -
(HWN)-Fanaanka Caanka ee Pop Star-ka ee reer Ethopia Teddy Afro ayaa waxaa bishan xabsiga ee Adisababa loo dhaadhiciyay kadib markii uu soosaarey hees uu Xukuumada Melles Zenawi dhaleyceyn ugu soo jeediyay, balse xadhigan ayaa loogu soo oogey in baabuur jiidhsiiyay nin wadada marayay oo sakhraan ahaa kadibna baxsaday , shilkaas oo dhacay 2006 waa sida ay dowladu ku eedeyneyso fanaanka.






Leave a Comment